Ms. Hani 5th Grade Class

We enjoyed getting to know one another and laying down the rules and regulations of our society (Ms. Hani’s classroom). We had a wonderful time at the field trip at the Landscape Arboretum and learning about different plants and trees in nature. We even learned about some trees and plants only native to the state of Minnesota. Those trees and plants don’t even exist anywhere else on Earth! In our class this week, we are finishing up our portfolio writings to create for our student folders. Ms. Hani is connecting with a teacher in Hargeisa, Somalia who will be assisting with creating pen pals between Ms. Hani’s class and a classroom in Hargeisa, Somalia. We have our procedures in place and we are continuing our work in the classroom towards achieving academic and social success. We will be having a lot of fun learning with our Smartboard!

 

Waxaan ku faraxsanahay in ani iyo ardayda fasalka 5aad aan wada qaadanay waqti aad u qiimo badan oo aa isku baranay. Sidoo kalana waxaan aas aasnay shuruucda iyo hab dhaqanka fasalka sanad dugsiyeedkan.

Waxaan safar dhulka ah oo cajiib ah ku aadnay dhulka loo yaqaano (Arboretum) oo ah dhul dalxiis iyo waxarasho loo geeyo ardayda. Waxaan ka so baranay noocyada kala duwan ee dhirta iyo dhulka dabiiciga ah. Sidoo kale waxaan ku so baranay dhulkaan dhir dabiici ah oo laga helo gobalkaan Minnesota ee dalka maraykanka oo aan laga heli karin meel kale oo aduunka ka mida.

Sitimaankaan nagu so foood leh waxaan so gaba gabayn doona faylal loo abuuayo ardayo. Ms hani waxay abuuraysa barnaamij isku xiraya ardayda fasalka 5aad iyo arday dhigata fasalada 5aad ee hargaisa oo ay naga saacidi doonaan macalimiin ay la xirirtay Ms Hani oo jooga hargaysa. Waxaan haysana dhamaan agabkii naga saacidi lahaa barnaamijyada noocan ah. Waxaan sii wadi doona shaqada horumarinta ardayda fasalkan 5aad xaga aqoonta iyo dhexgalka bulshadaba. Waxaan ku rajo waynahay inaan waqti aad u farxad badan ku qaadan doona fasalkaan.

 

Reading and Writing

In our reading and writing class, we are on the first standard on how to demonstrate the Standard English grammar and usage when writing or speaking. I am reviewing students portfolio writings as a formal assessment on the student’s knowledge of the English grammar and usage in particular sentences. We will also begin work with using verb tense to convey various times and sequences. I will be having the students write a transitional story including the Fall season including verb tenses since we are entering the lovely Fall season.

 

Reading and Writing (Akhrinta iyo Qoraalka)

Casharada la xiriira Akhriska iyo Qoraalka ee fasalka 5aad, waxaan ku jirnaa mawduucyada la xiriira qeexida iyo falanqaynta  naxwaha ingriiska iyo habka loo isticmaalka marka aad qoraysid ama aad ku hadlaysid luuqada ingiriiska. Dib u habayn aan ku wado faylalka ardayda waxaan ku dari doona imtixaana qaymayn ah oo la xiriira heerka uu joogo aqoonta ay ardayda u leeyihiin naxwaha luuqada ingiirisiga iyo isticmaalkisa jumladaha dhamaystiran. Waxaan sido kale bilaabayna isticmaalka ficilada ingiriiska si aan ugu salayno waqtiyo kale duwan and qaabkooda. Ardaydu waxay qori doona mawduucyo ay ka mid yihiin Fall season ka Minnesota oo ay la xiriirin doona ficilada waqtigooda kala duwan ee luuqada ingiriiska.

 

Math

We had fun the first weeks of the school year reviewing number operations and place value. For the past week two weeks, we repeated the 10-1 relationship and how to model and describe multi digit numbers. We worked a lot with addition, subtraction, and multiplication. For this week, We will be learning how to divide multi-digit numbers based on place value including standard algorithms. We will also learn about how quotients can be represented in different ways including a whole number with a remainder or fraction.

 

Math (Xisaab)

Waxaan waqti fiican ku so qaadanay asbuucyadi sanad dugsiyeedku bilowday dib u eegida Number Operations iyo Place value. Labadii asbuuc ee la soo dhaafay waxaan muraajicaynay xiriirka 10-1 iyo sida loo qeexo looguna adeegsado numbero fara bada. Waxaan waqti ku bixanay xisaabaadka isku darka, kala jarka iyo isku dhufushada. Asbuucaan soo socda waxaan baran doona sida la isugu qaybiyo numberada ka badan labada tiro (multi digit numbers) iyada oo la adeegsanayo habka loo yaqaan (Place value)oo ay ka mid yihiin standard (algorithms). Waxaan sidoo kale baran doona sida (quotientska) loogu so bandhigo karo qaabab kala duwan oo ay ka mid yihiin (whole number with a remainder)

Social Studies

For social studies, the students and I will learn about how historic events show and civic engagement helps to improve and sustain a democratic society, support general welfare, and protect the rights of individuals. We will have a lot of fun with this by comparing the society in Somalia and the society in America and the differents forms of voting and civic action between the two countries. We treat our classroom like a society with a class president and secretary ect. This will be a fun week to learn about society and democracy.

 

Social studies (Cilmiga Bulshada)

Social science ka waxan ku baran doona sida ka qayb qaadashada barnaamijyada bulshada iyo meelaha taariikhiga ah ay kor ugu qaadiga karaan noloasha bulshada iyo xaqdhowrka qofka nini aadamka ah. Waxaan waqti fiican ku qaadan doona is bar bardhig aan ku samayn doona bulshada soomaalida iyo Americaanka iyo sida ay ugu kala duwan yihiin cod bixinta doorashooyinka iyo arimada bulshada labada wadan. Waxaan u tix galina fasalkaan sida bulsho wadan oo kale. Waxaan leenahay madaxwayne fasalka iyo xoghayihiisa.

 

Science

For science, We will be be learning how evidence, communication, and record keeping are involved with science. We will also learn about how scientist replicate from others and how being open-minded is essential for doing science. We will do research on different scientist using the chromebooks and how the scientist learned from scientist of a time before them!

 

Science(Saynis)

Duruusta la xiriirta culuumta sayniska waxan ku so bandhigi doona cadaydmo la xiriira sida isla xiriirka iyo ilaalinta rikoorada ay ula xiriiraan sayniska. Waxaan sidoo kale baran doona sida cilmi baarayashu ay uga so min guuriyiin sayniska dadkii hore iyo faaidooyinka ay u leedahay maskax furnaanta sayniska. Waxaan baaritaan ku samayn doona cilmi baarayaal kala duwan iyo siday sayniska ugu so minguuriyeen saynis yahanadii ayaga ka sii horeeyay.

Leave a Comment